Sarkaal ciidan & Gabdho uu awoowe u ahaa oo ku dhintay qarax Kismaayo ka dhacay

Wararka laga helayo caawa magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Taliye kuxigeenkii Gutada 11 qaybta 43 xaad ee cidanka xoogga dalka  Ismaaciil Sheeq Isaaq  uu ku geriyooday Qarax miino oo gurigiisa ka dhacay. Sarkaalka ayay wararku sheegayaan iney la geeriyoodeen labo gabdhood oo uu awoowe u ahaa, Waxaa sidoo kale dhaawacmay 3 qof oo guriga kula … Continue reading Sarkaal ciidan & Gabdho uu awoowe u ahaa oo ku dhintay qarax Kismaayo ka dhacay